taliska ciiidanka booliska ee degmada jalalaqsi oo ka war bixiyey howlgalo amaanka lagusugayo..

0
Wednesday August 03, 2016 - 10:53:48 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1065
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    taliska ciiidanka booliska ee degmada jalalaqsi oo ka war bixiyey howlgalo amaanka lagusugayo..

    ciidamada amaanka degmada jalalaqsi ee gobolka hiraan ayaa howlga ka dhan ah maleyshiyaadka ugus ka samey degaanada ku hareereysan degmada jalalqsi ee gobolka hiraan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ciidamada amaanka degmada jalalaqsi ee gobolka hiraan ayaa howlga ka dhan ah maleyshiyaadka ugus ka samey degaanada ku hareereysan degmada jalalqsi ee gobolka hiraan


howlgalkan intii ay ciidamada booliska ee saldhiga degmada jalalaqsi ay wadeen waxay ku guuleysteen in ay gacanta kusoo dhegaan burcad dhac ugeeysanayey dadka shacabka ah eek u dhaqan degmada jalalaqsi, sidoo kale ciidmada ayaa ku guuleystay in ay xaqiijiyaan amaanka tuulooyin fara  badan  oo ay ka mid yihiin ,Afcad, Dufaaley,Ceel-ciid iyo deegaano kale oo badan ..

taliyaha saldhiga degmada jalalaqsi  xidle Mohamed cosoble jimcaale gerjeex oo wareysi gaar ah siiyey Idaacada Ciidamada Qalabka Sida ayaa  sheegay in howlgankaa ay kusoo qabteen dad qal qal ku haayey amaanka degmada imikana ay ku jiraax xabsiga saldhiga degmadaasi,,

howlgaladaan ayaa qeyb ka ah holwgalo ciidamada qalabka sida ay ku bartil maameedsanayaan maleyshiydaadka ugus,




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip