Saraakiil muqdisho Tababar looga Furay Maanta

0
Monday August 01, 2016 - 13:36:13 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 864
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil muqdisho Tababar looga Furay Maanta

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo ay wehliyaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Taliye ku Xigeenka Nabad Sugida Soomaaliya ayaa Maanta Siminaar u furay Saraakiil ka Tirsan Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugida Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya oo ay wehliyaan Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Taliye ku Xigeenka Nabad Sugida Soomaaliya ayaa Maanta Siminaar u furay Saraakiil ka Tirsan Ciidamada Booliska iyo Nabad Sugida Soomaaliya.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xusein Jimcaale Madaale ayaa sheegay in Siminaarkaan muda uu socdo lagu bixin doono Sidii Ciidamada Amniga ee la shaqeyn lahayeen Shacabka islmarkaana bulshada iyo ciidamada gacanta isku qabsan lahayeen

Siminaarkaan mudada uu socdo waxaa lagu bixinayaa sidii ciidamada amniga ee saxiib dhaw ula noqon lahayeen hore siminaaro kala duwan ayaa u qabaney ciidamada amniga maadama gobolka banaadir lagu wareejiyay amniga caasimada degmooyin badan ayaa ku qabanay kulumo si dhagalka bulshada iyo ciidamada’’’’

Taliye ku xigeenka Ciidanka Nabad sugida Soomaaliya Maxamed C/laahi Xaamuud  ayaa ku adkeeyay Saraakiishii Tababarka u furmay isagoona u sheegay in ee ka shaqeyaan Cadaalada islamarkaana ay qabaan fey jignaan gaar ah

‘’Waxaan Maanta sharaf ii ah inaa idinka soo qeyb galo Siminaarkaan Aqoon koror siga ah waxaan idinkula Dar Daarmayaa in aad Bulshada ugu shaqeysaan Cadaalada aana qabtaan Feejignaan Gaar ah’’’

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/Gaas Maxamed Sh Xasan Xaamuud   ayaa tilmaamay in Tababarkaan loo furay Saraakiisha Ciidamada Booliska iyo Nabad sugida lagu kor dhin doono Aqoontooda isagoona sheegay in Tababarkaan ee Gacan ka siiyeen Maxkamadaha dalka oo kala duwan 

‘’’’’Tababarkaan waa tababar meherareedka aan ku oganeyno aqoonta iyo sharciga Sarkaalka ama Askariga Booliska ah tabaradaan waa mid is daba joog ah islmarkana sii socon doona waayo caadalada waxa ay ka bilaawataa askariga booliska waxaana arintaani gacan weyn naga siiyay Maxkamada ah dalka sida maxkamada sare,maxkamada racfaanka iyo Maxkamada Gobolka ‘’’’

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip