Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo ka Bilaawday Gobolka Bakool

0
Saturday July 30, 2016 - 09:59:31 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 869
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo ka Bilaawday Gobolka Bakool

    Ciidamada Dowlada Fadareelka Soomaaliya Iyo kuwa Midowga Africa Amisom ayaa Howlgalo ka dhan ah Haraadiga Al-shabaab ka wada Degmada Xudur ee Gobolka Bakool,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Dowlada Fadareelka Soomaaliya Iyo kuwa Midowga Africa Amisom ayaa Howlgalo ka dhan ah Haraadiga Al-shabaab ka wada Degmada Xudur ee Gobolka Bakool,

Inta uu Howlgalka Socday ayaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Gacanta ku dhigay Maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo ku dhumaaleysanayay Degaano hoos Yimaada Degmada Xudur Ee Gobolka Bakool.

Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Idaacada Ciidamada qalabka sida u Xaqiijiyay in Howlgaladu ay Shalay ka Bilowdeen Degaano Hoos yimada Degmada Xudur isla markaana Maalmaha soo Socda Laga Saari doono Al-shabaab degaanada ay kaga sugan yihiin Gobolka Bakool.

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Kuwa Midowga Africa Amisom  ayaa inta Badan sameeya Howlgalo ka dhan ah Haraadiga Al-shabaab islamarkaana Dalka looga Saarayo Cadowga Argixisada kusoo duushay Dalka

 

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip