Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo Muqdish ka Furay Shir looga hadlayo Jinsiyada ''''Sawiro''

0
Thursday July 28, 2016 - 19:59:25 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 824
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya oo Muqdish ka Furay Shir looga hadlayo Jinsiyada ''''Sawiro''

    Wasiirka Arimaha Gudaha xukumada Fadareelka Soomaaliya Mudane Abdirahmaan Maxamed Xusein odowaa ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shir Socondoono Sadax Maalmood waxaana looga hadlidoonaa Hindise Sharciyeedka Qabya Qoraalka Jinsiyadda Soomaaliya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arimaha Gudaha xukumada Fadareelka Soomaaliya Mudane Abdirahmaan Maxamed Xusein odowaa ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shir Socondoono Sadax Maalmood waxaana looga hadlidoonaa Hindise Sharciyeedka Qabya Qoraalka Jinsiyadda Soomaaliya Kasoo ay kasoo qeyb galeen 200 ergo kala Socotay Dowlad Goboleedyada Dalka Ka jira iyo Marti sharaf kale.

Mudane Abdirahmaan Maxamed Xusein Odawaa Wasiirka Arimaha Gudaha Fadareelka Soomaaliya ayaa Hoosta ka xariiqay Ahmiyada Shirka iyo Dib u eegista lagu sameynnayo Sharcigaani iyo Mar xaladihii usoo Maray Sida Dastuurka 1960 Sharciga Jinsiyaddee 1962 Xeer Madaxweyne 1984 iyo Dastuurka ku kmg ah 2012’’’Sharcigaani waxa uu laf dhabar u yahay Hanaanka aan dooneyo waa in uu Dalka loo Gaarsiin lahaa Doorasho Toos ah Qof iyo Cod’’’Hagaajinta Arimaha Amniga Dalka,Titakoobka Dadka iyo Aqoonsiga Muwaadinka ‘’ayuu yiri Wasiir Odowaa

Ergada Shirka ka qeyb galeyso ayaa laga sugayaa in ee soo jeediyaan iyo Talooyin ka bixiyaan wax ku oolka sharcigaan ku aadan dhmaeestitka hindisisharciyeedka ee kasoo baxa Shirka

Sidoo Kale Warsaxafadeedka Kasoo Baxay Xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha Xukumada Fadareelka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Wasaarada ee ka go antahay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u gudbiso Xeerkaan oo dhameestiran la horgeyndoono Golaha wasiirada Xukumada Fadareelka Soomaaliya sidoo kale loo Gudbindoono Golaha shacabka


Warsaxafadeedka kasoo Baxay Wasaarada Arimaha Gudaha Xukumada Fadareelka Soomaaliya ayaa lagu sheegay sidii loo dhameestiri lahaa sharuucda kale ee loo Baahanyahay ,sida Fadarealeynta ,Doorashooyinka iyo Xeerarkaasi Aas Asiga u ah iyo Sidii Dalka loogu soo dabaalilahaa Xasilooni siyaasadeed Nabad iyo Horumar waarar ayaa lagu soo gaba gabeeyay Warsaxafadeedkii kasoo Baxay Xafiiska Wasiirka Arimaha Gudaha Xukumada fadareelka Soomaaliya

DSCN1576

DSCN1644

DSCN1648

DSCN1655

DSCN1656

DSCN1659

DSCN1664

DSCN1690

DSCN1702

DSCN1754

DSCN1756DSCN1702




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip