Daawo:-Saraakiil Cusub oo Boolis ah Tababar ku qadanay Dugsiga Tababarka General kaahiye

0
Thursday July 28, 2016 - 14:04:20 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 923
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:-Saraakiil Cusub oo Boolis ah Tababar ku qadanay Dugsiga Tababarka General kaahiye

    Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo udub dhaxaad u ah sugidda amniga gudaha ee dalka ayaa muddooyinkan danbe ku tallaabsanayay horumarro dhinacyo badan leh tan iyo intii ka danbaysay markii loo magacaabay Taliyaha Booliiska Soomaaliyeeed S/Gaas Max&#

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo udub dhaxaad u ah sugidda amniga gudaha ee dalka ayaa muddooyinkan danbe ku tallaabsanayay horumarro dhinacyo badan leh tan iyo intii ka danbaysay markii loo magacaabay Taliyaha Booliiska Soomaaliyeeed S/Gaas Max'ed Shiikh Xasan waxaa kor u kacayay tayada Xubnaha ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed.

Taliye Xaamud ayaa xoogga saaray sidii ciidanka Booliiska uu u heli lahaa Jiil Cusub oo ka qayb noqda kor u qaadidda tayada ciidanka, mudadaas intii ka danbaysayna waxaa soo badanayay ku soo biiritaanka dhalinyarada ciidanka Soomaaliyeed ee wax bartay, sida kuwa dhamaystay Waxbarashada heerka Jaamacadeed iyo kuwa dugsiyada sare.

Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed oo ah kuwa ugu faca wayn Ciidamada Qalabka sida ayaa waxaa uu soo maray marxalado kala duwan, haatanna waxaa muuqda ifafaalo muujinaya in Booliiska Soomaaliyeed uu muddo dhow gaari doono horumarro u suurta galiya inuu si buuxda u xaqiijiyo sugidda amaanka nafta iyo maalka muwaadinka soomaaliyeed.

BH0A7194

BH0A7195

BH0A7197

BH0A7198

BH0A7206

BH0A7208

BH0A7209

BH0A7210

BH0A7217

BH0A7218

BH0A7223

BH0A7227

BH0A7230

BH0A7231

BH0A7237

BH0A7241

BH0A7250

BH0A7252

BH0A7256

BH0A7258

BH0A7261

BH0A7263

BH0A7268

BH0A7269

BH0A7270



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip