Taliyaha Ciidanka Booliska oo Ciidamada Booliska kula dar daarmay in ee u adeegaan Shacabka Soomaaliyed

0
Thursday July 28, 2016 - 13:54:32 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 877
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Booliska oo Ciidamada Booliska kula dar daarmay in ee u adeegaan Shacabka Soomaaliyed

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/Gaas Maxamed Sh Xasan Xaamuud ayaa Ciidamada Booliska Soomaaliya ka Codsaday in Shacabka Soomaaliyeed ee ugu adeegaan Cadaalada isla markaana ayna ula dhaqmin si Xush mad daro ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/Gaas Maxamed Sh Xasan Xaamuud ayaa Ciidamada Booliska Soomaaliya ka Codsaday in Shacabka Soomaaliyeed ee ugu adeegaan Cadaalada isla markaana ayna ula dhaqmin si Xush mad daro ah.

Maxamed Sh Xasan Xaamuud ayaa timaamay in Ciidamada Booliska Soomaaliya looga baahan yahay in si dhaw ula shaqeyaan Shacabka Soomaaliyeed maadama uu sheegay in Dowlada iyo shacabka ee Dagaal kula jiraan Maleyshiyada Al-shabaab  

 

Taliyaha ayaa shacabka ka Codsaday in ee la shaqeyaan Laamaha Amniga si Cadowga markii ee arkaan ugu soo wargaliyaan Ciidamada Booliska Gacanta ugu soo dhigaan

 

Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa ka hortagay falal Maleyshiyada Kooxda Al-shabaab la damacsanayeen umada soomaaliyed

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip