Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo Kormeeray Ciidamo Tababar ugu Socday Caabudwaaq

0
Sunday July 24, 2016 - 10:05:50 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1038
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo Kormeeray Ciidamo Tababar ugu Socday Caabudwaaq

    Wasiirka wasaarada Difaaca Soomaaliya mudane C/qaadir Sheakh Cali Diini oo maalmahanba ku sugnaa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa kormeeray ciidamo katirsan kuwa xooga dalka, oo uu tababar uga socdo xeryo ciidan oo ku yaala degmadaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaarada Difaaca Soomaaliya mudane C/qaadir Sheakh Cali Diini oo maalmahanba ku sugnaa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa kormeeray ciidamo katirsan kuwa xooga dalka, oo uu tababar uga socdo xeryo ciidan oo ku yaala degmadaasi.

Wasiirka ayaa halkaasi kula hadlay ciidamadaasi kamidka ah xooga dalka, ee uu u soconayo tababarka, isagoo u jeediyey hadal u badnaa dardaaran.

Mudane C/qaadir Sheakh Cali Diini wasiirka wasaarada difaaca Soomaaliya waxa uu ku bogaadiyey ciidankaasi in ay yihiin kuwa u taagan difaaca iyo ilaalinta dadka iyo dalka, islamarkaana looga baahan yahay in ay si wanaagsan u gutaan waajibkooda.

Wasiirka ayaa degmada Caabudwaaq u gaaray xalinta dagaal beeleedyo kajira deegaano katirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip