Horjooge Ka Tirsan Al-shabaab oo Gacanta lagu Dhigay

0
Saturday July 23, 2016 - 15:33:18 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1018
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horjooge Ka Tirsan Al-shabaab oo Gacanta lagu Dhigay

    Wararka Maanta Ka Imaanaya Gobolka Mudug Ee Bartamaha Soomaliya Ayaa Ku Soo waramaaya In Horjooge Ka tirsan Al-shabaab Uu Isku Dhiibay Ciidamada Maamulka Galmudug Ee Ku Sugan Deegaano Dhaca Koonfurta Gobolka Mudug.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka Maanta Ka Imaanaya Gobolka Mudug Ee Bartamaha Soomaliya Ayaa Ku Soo waramaaya In Horjooge Ka tirsan Al-shabaab Uu Isku Dhiibay Ciidamada Maamulka Galmudug Ee Ku Sugan Deegaano Dhaca Koonfurta Gobolka Mudug.

Horjogahaan Oo Lagu Magacaabo Maxamed Daahir Timo Jilic Kaa Soo Ah Horjogayaasha  Al-shabaab Garahaan Kuwa Ku Sugan Gobolada Dhexe Kuwaa Soo Dagaalo Kula Jira Ciidamada Dowlada Soomaliya iyo Kuwa Maamulka Galmudug.

Qabashada Ninkaan Horjogaha ah Ayaa Imaatay Ka dib Markii Ciidamada Maamulka Soomaliyeed Ee Galmudug Ay Howlgalo Ka Sameeyeen Deegaano Dhaca Koonfurta Gobolka Mudug Kaa Soo ka Dhana Al-Shabaab kuwaa ku Sugan Deegaanada Ku yaala Koonfurta Gobolka Mudug Dagaaladana Kula Jira Ciidamada Maamulka Galmudug iyokuwa Dowlada Federaalka Soomaliya Oo garab Military ka hesha Ciidamada AMISOM.

Saraakiil Ciidan Oo ka tirsan Ciidamada Maamulka Galmudug Ayaa Inay Howlgalka Inta Ay wadeen Ay U Soorto gashay Inay Ciidamadu Gacanta Ku Dhigaan Maxamed Daahir Timo Jilic Kasoo Si dhuumaalaysiya Ku joogay Deegaanada Ay Ciidamadu Howlgalka Ka Sameeyeen Ee Dhaca Koonfurta Gobolka Mudug.

Ciidamada Dowlada Soomaliya iyo kuwa Maamulka Galmudug Ayaa Waxaa Ay Howlgalo Ka bilaabeen Deegaanada Dhaca Gobolada Dhexe Garahaan Deegaanada Uu ka Arimiyo Maamulka Galmudug Waxaa Ayna Sheegeen Inay La Wareegayaan Deegaanada Al-shabaab Gacanta Ugu jira.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip