Ciidamada Dowlada oo Al-shabaab ku dilay qeybo ka mid ah Gobolada dalka ''Dhageyso''

0
Wednesday July 20, 2016 - 13:40:09 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 793
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Dowlada oo Al-shabaab ku dilay qeybo ka mid ah Gobolada dalka ''Dhageyso''

    Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Africa Amisom ayaa Howlgalo lagu Baacsanayo Al-shabaab ka sameeyay Gobolada Hiraan,Shabellaha iyo GalGaduud Waxayna ku Dleen Maleyshiyaad iyo Horjogayaal Ka Tirsan Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Africa Amisom ayaa Howlgalo lagu Baacsanayo Al-shabaab ka sameeyay Gobolada Hiraan,Shabellaha iyo GalGaduud Waxayna ku Dleen Maleyshiyaad iyo Horjogayaal Ka Tirsan Al-shabaab.

Taliyaha Ururka 4Aad ee Guutada 10Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya  Muumin Xasan Garaad oo la hadlay Idaacada Ciidamada Qalabka sida  ayaa sheegay In Howlgalkaan uu ka dambeeyay ka dib qeylo dhaan ugu timid shacabka ku dhaqan degaano hoos yimaada Goboladaasi

 

Ciidamada ayaa dilay Maleyshiyaad dhac u geesanayay dadka shacabka ee ku dhaqan Gobolka shabellaha dhaxe

 

 

 

 

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip