Kumaandooska Soomaaliya oo lagu wareejiyay Gaadiid iyo Sanad Ciidan''Sawiro''

0
Tuesday July 19, 2016 - 15:13:25 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1175
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Kumaandooska Soomaaliya oo lagu wareejiyay Gaadiid iyo Sanad Ciidan''Sawiro''

    Dowlada Masar ayaa Gaadiid Ciidan iyo Sanad Malatari ku wareejisay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Waxaana Goobta lagu wareejinayay Gaadiidka iyo Saanada Ciidan ku sugnaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ,Wasiirka Difaaca Soomaaliya, Saraakiil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Masar ayaa Gaadiid Ciidan iyo Sanad Malatari ku wareejisay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Waxaana Goobta lagu wareejinayay Gaadiidka iyo Saanada Ciidan ku sugnaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ,Wasiirka Difaaca Soomaaliya, Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka iyo Xubno ka Socday Dowlada Masar.

Safiirka Dowlada Masar u Joogga Soomaaliya ayaa sheegay in Dowlada Masar ee ka qeyb qadaneyso Dhismaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya islamar ahaantana ay wax badan ka caawin doonaan Wasaarada Difaaca Soomaaliya

 

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aadan Axmed  ayaa u mahad celiyay Dowladda Masar isagoona Tilmaamay in Masar hore ee Mashaariic kala duwan ee soo gaarsiisay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya

 

Wasiirka Gaashaandhiga Xukumada Fadareelka Soomaaliya Mudane C/Qaadir sheikh  Cali Diini ayaa Timaamay Gadiidkaan iyo Saanada  Ciidan loogu Tala Galay Ciidamada Danab ee Kumaandooska Soomaaliya si ay  u sii wadaan Howlgalada Gaarka ah ee ka fuliyaan Gobolada Dalka .



Sequence 36.Still001Sequence 36.Still002vlcsnap-2016-07-19-12h49m52s125vlcsnap-2016-07-19-12h49m59s659vlcsnap-2016-07-19-12h50m12s136vlcsnap-2016-07-19-12h50m47s253vlcsnap-2016-07-19-12h51m18s212vlcsnap-2016-07-19-12h51m30s935vlcsnap-2016-07-19-12h51m45s157vlcsnap-2016-07-19-12h52m34s645vlcsnap-2016-07-19-12h53m00s807



 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip