Madaxweyne Gaas oo Cafis u fidayay maxaabiis ku xirneyd xabsiyada maamulka Puntland.

0
Saturday July 02, 2016 - 14:14:53 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 953
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Gaas oo Cafis u fidayay maxaabiis ku xirneyd xabsiyada maamulka Puntland.

    Taliyaha ciidanka asluubta iyo xabiyada dowladda Goboleedka Puntand General Cali Nuur Cali ayaa sheegay inay saakay xabsiyada Puntland kasii daayeen 97 maxaabiis ah oo ku kala xirnaa xabsiyada kala duwan ee Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka asluubta iyo xabiyada dowladda Goboleedka Puntand General Cali Nuur Cali ayaa sheegay inay saakay xabsiyada Puntland kasii daayeen 97 maxaabiis ah oo ku kala xirnaa xabsiyada kala duwan ee Puntland.

 Taliye Cali Nuur oo lahadlay  Warbaahinta ayaa sheegay maxaabiistaan inuu cafis ufidiyay madaxweynaha Maamulka Puntland Dr, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, oo cafiskaan ku weynayay Munaasabada ciida barakaysan awgeed.

 

General Cali Nuur wuxuu sheegay in maxaabiistaan laga kala siidaayay xabsiyada ku kala yaala magaalooyin waaweyn ee Puntland, sida Gaalkacyo oo laga siidaayay 13, Garowe 24, Qardho 29 maxbuus iyo Bosaso oo laga siidaayay 31 maxaabiis ah.

 

.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip