G/sare Ciro '''Waxaan Wadnaa Qorshe ka dhan ah Al-shabaab oo aan ku Baacsaneyno'''Dhageyso

0
Saturday July 02, 2016 - 13:40:47 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1083
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    G/sare Ciro '''Waxaan Wadnaa Qorshe ka dhan ah Al-shabaab oo aan ku Baacsaneyno'''Dhageyso

    Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee qeybta 21 aad oo kaa shanaya kuwa Amisom ayaa howlgalo lagu baacsanayo haraadiga Al-shabaab deeganada ee kaga sugan yihiin Gobolada Mudug,GalGaduud,Hiraan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee qeybta 21 aad oo kaa shanaya kuwa Amisom ayaa howlgalo lagu baacsanayo haraadiga Al-shabaab deeganada ee kaga sugan yihiin Gobolada Mudug,GalGaduud,Hiraan.

 Abaan duullaha qeybta 21 aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya G/sare C/laahi Aadan Xusein Ciro oo la hadlay idaacada ciidamada qalabka sida Soomaaliya ayaa sheegay degaanada ee had ku sugan yihiin kooxda Al-shabaab ee ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa jooga qeybta 4 aad ee deeganadaasi

 

G/Sare C/laahi Aadan Xusein Ciro ayaa tilmaamay Degaanada laga Saaray Cadowga Al-shabaab ee ka sameeyaan Baaritaano maadama Cadowga ee ku duugi karaan Miinooyinka

 

Ugu dambeytii abaanduullaha ayaa baaq u diray shacabka ku dhaqan Gobolada Mudug,GalGaduud,Hiraan in ee la shaqeyaan ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya si Nabadiidka Al-shabaab looga saaro deeganada ee kaga dhuumaleysanayaan Goboladaasi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip