Reysal Wasaare Sharmaake''''Ciidan kasta oo la keeno Dalka Ma sugi karaan Amniga Hadii aanan La helin Shacabkii la shaqeen lahaa''''

0
Saturday July 02, 2016 - 12:32:14 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 950
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Reysal Wasaare Sharmaake''''Ciidan kasta oo la keeno Dalka Ma sugi karaan Amniga Hadii aanan La helin Shacabkii la shaqeen lahaa''''

    Raysal wasaarada dawlada federalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, ayaa wuxuu shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in ee la shaqeyaan xukuumadiisa mudda ay joogto si amniga guud dalka loo sugo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal wasaarada dawlada federalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, ayaa wuxuu shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in ee la shaqeyaan xukuumadiisa mudda ay joogto si amniga guud dalka loo sugo.

 Mudane Cumar C/rashiid Cali, ayaa  sidoo kale wuxuu xusay ciidamada midowga Africa iyo ciidamo kasta oo la keeno dalka Soomaaliya aysan waxba ka qaban karin amniga hadii aysan sugin dadka Soomaaliyeed oo la shaqayn laamaha Amnmaanka gobolka Banaadir.



Raysal wasaaraha Dalka  ayaa dhankale wuxuu ka tacsiyeey intii ku dhimatay Falalkii arggexsada al-shabaab ee qaadeen hoteelada iyo goobaha meherada ah ee waxyeeladu kasoo gaartay wuxuuna sheegay inay dhawaan soo qabanayaan cidkasta oo gacan ka gaysatay dilkaasi maxkamada ay hor imaanayaan.


Hadalka Reysal wasaaraha ayaa kusoo beegmaya iyadoo ciidamada Amaanka ee dowlada fadarelka Soomaaliya dar dar galieem Howlgalada lagu sugayo Amaanka Caasimada Magaalada Muqdisho



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip