Maamulka Koonfurgalbeed oo ka hadlay qasaaraha ka dhashay Hoobiyaal xalay lagu garaacay Baydhabo

0
Saturday July 02, 2016 - 11:37:52 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Koonfurgalbeed oo ka hadlay qasaaraha ka dhashay Hoobiyaal xalay lagu garaacay Baydhabo

    Afar qofood ayaa ku geeriyootay ku dhawaad 20 kalena wey ku dhaawacantay madaafiic xalay lagu garaacay xaafado ka mid ah magaalada Baydhabo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afar qofood ayaa ku geeriyootay ku dhawaad 20 kalena wey ku dhaawacantay madaafiic xalay lagu garaacay xaafado ka mid ah magaalada Baydhabo.

Madaafiicda oo la rumeysanyahay iney ka dambeeyeen maleeshiyaadka argagixisada Shabaab ayaa dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmayba ay ahaayeen shacab an waxba galabsan.

Dadkii ku dhaawacmay duqeyntaasi ayaa la dhigay Isbitaalka guud ee magaaladaasi halkaasoo lagu daweeynayo.

Ciidamada amaanka ayaa markiiba billaabay baaritaano la xiriira madaafiicdaasi, iyagoo ilaa saaka wada howlgallo dheeraad ah oo lagu xaqiijinayo ammaanka magaaladaasi.

Madaafiicdan oo u muuqday kuwo an loo meel dayeeynin ayaa ku dhacay xaafado ay dad rayid ah degganyihiin.

IMG_1940-1

IMG_1946IMG_1955IMG_1945IMG_1944


IMG_1957




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip