Dhageyso:10 Al-shabaab oo lagu dilay Bariga Gobolka gal,gaduud

0
Friday July 01, 2016 - 12:21:36 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1085
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:10 Al-shabaab oo lagu dilay Bariga Gobolka gal,gaduud

    Taliska ciidanka xooga dalka soomaliyeed ee qeybta 21 ayaa ka warbiyey howlagada ciidamada xooga dalka soomaliyeed ayaa ka wadaan gobolada , gal,gaduud,hiraan iyo mudag ee laga xukumo ciidanka xooga dalka ee qeybta 21aad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidanka xooga dalka soomaliyeed ee qeybta 21 ayaa ka warbiyey howlagada ciidamada xooga dalka soomaliyeed ayaa ka wadaan gobolada , gal,gaduud,hiraan iyo mudag ee laga xukumo ciidanka xooga dalka ee qeybta 21aad.

 Howlgalkaan oo ujeedkiisu yahay in al-shabaab laga saaro degaanada iyo gobolada ee wali kaga dhuumaleysanayaan.

Abaanduulaha qyetba  21aad ee ciidanka xooga dalka soomaliyeed  G/sare C/laahi Aadan Xusein ciro ayaa sheegay taliska ciidanka xooga dalka ee qeybta 21 aad uu ku guuleystay xoreynta degaano fara badan oo ay ku sugnayeen maleyshiyaad Al-shabaab ,Goobaha  howlgalka ay ciidamada xooga dalka soomaliyeed kala wareegeen maleyshiyaadkaAl-shabaab ayaa waxaa ka mid ah degaanka gal-hareeri oo hoostaga degmada gal-cad ee gobolka gal.guud.

G/sare cabdilaahi aadan xuseyn cirro ayaa xusay howlgalada ee ku dileen ku dhawaad 10 maleyshiyaad ah halka kuwa nool Ciidamadu ee gacanta ku hayaan.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip