Qaabka Ciidamada Dowladda ay ula wareegi lahaayeen Amniga guud ahaan Dalka oo laga Hadlay

0
Thursday June 30, 2016 - 19:45:30 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1103
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaabka Ciidamada Dowladda ay ula wareegi lahaayeen Amniga guud ahaan Dalka oo laga Hadlay

    Kulankaan oo todobaadkii mar ee iskugu yimidaan Saraakiisha ciidamada qalabka sida loogana hadlo xaalada amni ee dalka waxaan Maanta looga hadlay kulanka Sidii Ciidamada qalabka sida Soomaaliya ee ugula wareegi lahayeen Ciidamada Amisom oo la filayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulankaan oo todobaadkii mar ee iskugu yimidaan Saraakiisha ciidamada qalabka sida loogana hadlo xaalada amni ee dalka waxaan Maanta looga hadlay kulanka Sidii Ciidamada qalabka sida Soomaaliya ee ugula wareegi lahayeen Ciidamada Amisom oo la filayo in Soomaaliya Ka baxaan Sanadka 2017 Sidoo kale kulanka ayaa looga dhageestay shirarkii uu Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya uu kasoo qeyb galay.

Taliyaha Ciidanka  Xoogga Dalka Soomaaliya S/Gaas Maxamed Aadan Axmed  ayaa ugu horeentii ka warbixiyay safaradii uu dhawaan ku tagay qaarka ka mid ah wadamada caalamka uu ugu soo qeyb galay shirar kala duwan oo looga hadlay dhisida ciidamada Xoogga dalka soomaaliya

S/Gaas Maxamed Aadan Axmed waxa uu sheegay in Ciidamada qalabka sida Soomaaliya ee hanan karaan Amniga guud ee dalka hadii ee Amisom ka baxdo Soomaaliya Waxa uuna Beesha ka  codsaday in soomaaliya laga qaado cuno qabateenta hubka ee saran iyo in tababaro taya wanagsan leh la siiyo ciidamada qalabka sida

Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa tilmaamay in Taliska Xoogga Dalka soomaaliya uu wado dhismaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya

Maxamed Aadan  Axmed ayaa raja wanagsan ka muujiyay in dhawaan  Argagixisada Al-shabaab laga saari doono labada shabelle uuna hada ka socdo howlgalo ka dhan ah Al-shabaab

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip