Howlgal lagula dagaalamayo muraayadaha Beenslka ah oo laga sameeyay Magaalada Cadaado.

0
Wednesday June 29, 2016 - 13:27:06 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Howlgal lagula dagaalamayo muraayadaha Beenslka ah oo laga sameeyay Magaalada Cadaado.

    Howlgalka ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada cadaado ee u ah Xarunta ku meel gaarka ah Maamulka Galmudug

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgalka ayaa waxa uu ka dhacay Magaalada cadaado ee u ah Xarunta ku meel gaarka ah Maamulka Galmudug

Howlgalkaan ee sameeyeen ciidamada  Boolis iyo Nabad sugid  Maamulka Galmudug ayaa waxa ee kula dagalamayeen Gawaarida Raaxada eek u xeran muraayadaha Beenslka ah.

 



Gudoomiyaha Magaalada Cadaado  C/laahi Xusein oo la hadlay idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in howlgalkaan lagu sugayo amniga magaalada Cadaado waxa uuna sheegay in wadooyinka soo gala magaalada laga sameeyay Howlgalka

 

 

Duqa Magaalada Cadaado ayaa dagniin adag u diray dadka sida sharci darada ah Magaalada ugu wadta hubka isagoona xusay in talaabo adag laga qaadi doono cidii lagu arko arintaasi

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip