Al-shabaab oo laga saaray degaanka Ceel-Hareeri ee Gobolka Gal-gaduud

0
Wednesday June 29, 2016 - 11:09:26 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab oo laga saaray degaanka Ceel-Hareeri ee Gobolka Gal-gaduud

    Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ula wareegay degaanka Ceel-Hareeri ee Gobolka Gal-gaduud, halkaasi oo horay ugu sugnaayeen Maleeshiyaadka tirsan Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM ayaa si buuxda ula wareegay degaanka Ceel-Hareeri ee Gobolka Gal-gaduud, halkaasi oo horay ugu sugnaayeen Maleeshiyaadka tirsan Al-shabaab.

Ugu yaraan Toban Qof ayaa looga dilay Kooxda Al-shabaab,Todoba kalana gacana ayaa looga dhigay, sida ay xaqiijiyeen  Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka,kuwaasoo dhaawacyadooda la geeyay Degaanka Galcad ee isla Gobolka Galgaduud.

Waxaa muddooyinkii u dambeeyay ka soconayay qaybo ka mid ah Gobolka Gal-gaduud hawl gallo ay Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo AMISOM ay kaga sifeynayaan kooxaha nabad-diidka ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip