Booliska Gobolka Banaadir oo Dar dargaliyay Howlgallada lagu sugayo Amniga Caasimada

0
Tuesday June 28, 2016 - 13:52:57 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1031
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Gobolka Banaadir oo Dar dargaliyay Howlgallada lagu sugayo Amniga Caasimada

    Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa dar dar galiyay Howlgalada lagu sugayo amniga caasimada magaalada Muqdisho iyadoona inta badan ka hortagay gacantane kusoo dhigay Maleyshiyaad ka tirsan Kooxda Al-shabaab oo doonayay in ee dhagar u malegaan Sh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa dar dar galiyay Howlgalada lagu sugayo amniga caasimada magaalada Muqdisho iyadoona inta badan ka hortagay gacantane kusoo dhigay Maleyshiyaad ka tirsan Kooxda Al-shabaab oo doonayay in ee dhagar u malegaan Shacabka soomaaliyeed.

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Banaadir Generaal Bishaar Abshir Geedi oo la hadlay idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in ciidamada Booliska ee dar dargaliyeen howlgalada lagu sugayo amniga Caasimada Muqdisho isagoona sheegay in laga hortagay falal ee maleyshiyada la damacsanayeen umada soomaaliyeed

 

Shacabka magaalada muqdisho ayuu taliyaha ka codsaday in ee la shaqeyaan laamaha Amaanka si nabad diid Al-shabaab looga I taal roonaado

Ciidamada Amaanka ee Dowlada fadareelka Soomaaliya ayaa dar dargaliyay howlgalada lagu sugayo amaanka caasimada magaalada muqdisho iyadoona inta badan ka hortagay falalka guracan ee Nabadiidka usoo maleegaan Shacabka reer muqdisho

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip