Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Kormeeray Warshada Tababarka Maxaabiista (Sawirro)

0
Monday June 27, 2016 - 15:16:19 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1018
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Kormeeray Warshada Tababarka Maxaabiista (Sawirro)

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxamed Jaamac iyo Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta oo uu kamid ahaa Taliye ku xigeenka Labaad ee Ciidanka Asluubta S/guuto Cilmi Waasuge Coloow ayaa Kormeer ku tagey Warshada Tababarka Maxaabiista oo soo saarta Agabyo kala duwan islamarkaana farsamada gacanta lagu barro Maxaabiista Xabsiga dhexe ee Xamar ku xiran iyagoo soo indha indheeyey sida ay Shaqada u socoto .

S/gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa sheegay in la hormarin doonno Xirfadda dadka ka shaqeynaya Warshada Ciidanka Asluubta isagoona tilmaamay in warshadan ay soo saarto Agabyo kala duwan oo ay ka mid yihiin Qalab xafiiseedka ,Agabka Jaamacadaha ,Qoryaha Salaanta ay ku qaataan Ciidanka iyo Agabyo kale .

 


Halkaan hoose ka eeg Sawiradda

13499843_1734678130140863_1991043738_o13509579_1734677550140921_241603877_o13509580_1734678843474125_601945202_o13509581_1734677590140917_481811589_o13517902_1734678333474176_1679139421_o13517987_1734678156807527_1044956785_o13518042_1734678993474110_620971177_o13523839_1734677506807592_999889549_o13523971_1734679040140772_1626526801_o13548814_1734678526807490_349031257_o13548836_1734677490140927_827775952_o13549051_1734678053474204_1165973867_o13549060_1734678816807461_748729614_o13549239_1734678056807537_1212689349_o13555649_1734678173474192_739690075_o

13556062_1734677453474264_307281132_o

Xafiiska Warfaafinta Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Mogadisho-Somalia


 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip