Sagaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Bariga Gobolka GalGaduud

0
Monday June 27, 2016 - 13:35:51 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 991
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sagaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Bariga Gobolka GalGaduud

    Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaa shanayo kuwa Midowga Africa Amsiom ayaa Howlgalo ka sameeyay Degaanka Masagawaa ee Gobolka GalGaduud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo kaa shanayo kuwa Midowga Africa Amsiom ayaa Howlgalo ka sameeyay Degaanka Masagawaa ee Gobolka GalGaduud

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ee Bariga Gobolka Gobolka Galgaduud Kornel Maxamed Axmed Tareedisho ayaa sheegay in al-shabaab ee ka dileen  9 Ka tirsan Maleyshiyada Kooxda Al-shabaab  Halka ee Gacanta lagu dhigay 2 kale oo Al-shabaab ah

 

Kornel Tareedhisho ayaa sidoo kale xusay in hada ee wadaan Howlgalo amniga lagu sugayo isagoona shacabka Bariga Gobolka GalGaduud ka codsaday in ee la shaqeyaan ciidamada Amaanka 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip