Wariye Sagal Salaad oo goor dhaw Muqdisho lagu dilay

0
Sunday June 05, 2016 - 15:31:52 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Sagal Salaad oo goor dhaw Muqdisho lagu dilay

    Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa goor dhaw dil u geestay Wariye Sagal Salaad cusmaan oo ka tirsaneed Wariyaasha ka howlgala Idaacada iyo tvga qaranka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kooxo ku hubeysan Bastoolado ayaa goor dhaw dil u geestay Wariye Sagal Salaad cusmaan oo ka tirsaneed Wariyaasha ka howlgala Idaacada iyo tvga qaranka.

Wariyaha ayaa waqtiga la dilayay waxa ayoo baxday mid kamid ah jaamacada ku yaala magaalada muqdisho oo ay wax ka baraneysay

Inaa lilaahi wa in ay I raajacuun

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip