Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliya oo howlgalka ka sameeyay gobolka Jubbada Hoose horjogayaal Ajanib ah

0
Sunday June 05, 2016 - 14:40:08 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 886
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliya oo howlgalka ka sameeyay gobolka Jubbada Hoose horjogayaal Ajanib ah

    Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgallo ay ka fuliyeen Deegaanka Beerxaano oo hoos yimaada gobolka Jubbada Hoose waxa ay ku dileen ku dhawaad 20 Maleyshiyaad ah halka 5 ka mid ah gacanta ku dhigay iyagoo dhaawac ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgallo ay ka fuliyeen Deegaanka Beerxaano oo hoos yimaada gobolka Jubbada Hoose waxa ay ku dileen ku dhawaad 20 Maleyshiyaad ah halka 5 ka mid ah gacanta ku dhigay iyagoo dhaawac ah.

 Saraakiil ka tirsan Kumaandooska Xoogga dalka Soomaaliya ayaa u Xaqiijiyay Idacaada ciidamada qalabka in degaanka Beerxaano oo qiyaastii 60km dhanka Koonfur Galbeed u jira Magaalada kismaayo ay ku dileen maleyshiyaad iskugu jira soomaali iyo Ajanib ka tirsan kooxda Al-shabaab.

Ciidamada Danab ee Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Gacanta Mariye Xarumo ay kooxda Al-shabaab ku baadi jiray shacabka soomaaliyeed sidoo kale Ciidamada ayaa waxa ay burburiyeen Saldhig ay kooxda ku tababarijireen dhalin yarada yar yar waxan saldhigaasi lagu Dilay Maleyshiyaad cadaan ah.

 

Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Todobaadkii lasoo dhaafay howlgal ka sameeyay degaanka Buulo-gaduud oo qiyaastii Kismaayo dhanka waqooyi kaga began 30 km waxa ayna ku dileen horjooge sare oo ka tirsan maleyshiyada Al-shabaab kaa oo lagu magacaabi jiray Maxamed Maxamuud dul-yadeen iyo maleeshiyaad kale, 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip