Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta Kenya kula kulmi doona dhigiisa Dalka Kenya

0
Sunday June 05, 2016 - 10:21:31 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 789
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta Kenya kula kulmi doona dhigiisa Dalka Kenya

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in uu u ambabaxo magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa in uu u ambabaxo magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Madaxweynaha ayaa la qorsheynayaa in uu la kulmo dhiggisa dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, wuxuuna kala hadli doonaa go’aanka Kenya ay dib ugu celineyso qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool xerooyinka ku yaala dalkaasi.



Mudane  Xasan Sheekh Maaxamuud madaxweynaha Soomaaliya  ayaa dhowaan sheegay in aanay sax aheyn in qaxootiga dib loo soo celiyo, isla markaana ay dowladda Kenya kala hadlayaan arrinta qaxootiga.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip