Shariif Xasan degaanada Maamulka Koonfur galbeed Waxaa ka socda Howlgalo lagu baacsanayo Al-shabaab

0
Sunday June 05, 2016 - 10:21:31 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 791
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shariif Xasan degaanada Maamulka Koonfur galbeed Waxaa ka socda Howlgalo lagu baacsanayo Al-shabaab

    Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in Maamulka Koonfur galbeed deeganada uu ka arimo ay ka socdaan howlgalo lagu dabar gooynayo Kooxda UGUS.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in Maamulka Koonfur galbeed deeganada uu ka arimo ay ka socdaan howlgalo lagu dabar gooynayo Kooxda UGUS.

 Mudane Shariif  Xasan Sheekh Aadan ayaa  ugu baaqay shacabka kunool deegaanada maamulka Koonfur galbeed in ay ay ciidamada xoogga dalka oo dagaal xoogan kula jira qawaarijiinta al-shabaab  taageeraan ciidamada qaranka

 

Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed ayaa sheegay in maamulkiisa ay mudnaan gaar ah siinayaan howlgalada lagu ciribtirayo qawaarijiinta al-shabaab  deegaanada ay kaga sugan yihiin  maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya.

 

Shariif ayaa sheegay in ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ay dagaal culus kula jiraan maleeshiyada Shabaab sidaa darteedna shacabka koonfur galbeed looga baahanyahay in garab istaagaan.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip