Maxkamad ku taala Kenya oo la soo taagay 15 ka Tirsan Al-shabaab

0
Saturday June 04, 2016 - 13:13:19 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 861
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamad ku taala Kenya oo la soo taagay 15 ka Tirsan Al-shabaab

    Afartaas qof ayaa lagu qabtay magaalada Ceelwaaq Kenya oo ka tirsan degmada Mandheera. Dawlada Kenya ayaa shalay ku soo oogtay dacwado kale oo cusub oo gaaraya tiro ahaan 15 la-tuhunsaneyaashaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afartaas qof ayaa lagu qabtay magaalada Ceelwaaq Kenya oo ka tirsan degmada Mandheera. Dawlada Kenya ayaa shalay ku soo oogtay dacwado kale oo cusub oo gaaraya tiro ahaan 15 la-tuhunsaneyaashaas.

La-tuhunsaneyaashaa ayaa ah 4 dumar ah kuwaasoo markii hore lagu soo oogay dacwad ah inay xubno ka yihiin Maleyshiyada  Shabaab.

Afartaas dumarka ah oo kala ah Ummulkheyr Sadri Cabdalla, Khadija Abubakar Cabdulqaadir, Maryam Saciid Cabuud iyo Xaliima Aadan ayaa markii ugu horeysay waxaa dacwadooda la dhageystay sanadkii 2014.

Markii ugu horeysay ee la qabtay ayaa sida hadalka loo dhigay waxaa lagu tuhmay  kooxda  Shabaab.

Dad badan oo la sheegay in lagu tuhmay inay ka tirsan yihiin Shabaab ama ay taabacsan yihiin ayaa dacwado lagu soo oogay gudaha Kenya tan iyo markii  kooxda Shabaab ay bilowday inay weeraro ka geysato gudaha Kenya sanadkii 2011 markii Kenya ay ciidamadeeda u dirtay ama geysay gudaha Soomaaliya.

 

 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip