Taliyaha Ciidanka X.D.S oo Addis Ababa uga qeyb galay Shir looga hadlayay Dhismaha Ciidamo Gurmad ah oo ay yeeshaan Dalalka Africa+Sawiro

0
Friday June 03, 2016 - 19:43:56 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 922
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka X.D.S oo Addis Ababa uga qeyb galay Shir looga hadlayay Dhismaha Ciidamo Gurmad ah oo ay yeeshaan Dalalka Africa+Sawiro

    Taliyaha Ciidanka X.D.S oo Addis Ababa uga qeyb galay Shir looga hadlayay Dhismaha Ciidamo Gurmad ah oo yeeshaan Dalalka Africa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka X.D.S oo Addis Ababa uga qeyb galay Shir looga hadlayay Dhismaha Ciidamo Gurmad ah oo yeeshaan Dalalka Africa.

S/Gaas Maxamed Aadem Axmed Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta Midowga Africa uga qeyb galay Shir muhiim oo isugu yimaadeen Taliyayaasha Ciidamadda Dalalka Africa, waxana diradda lagu saarayay sidii ay wadamada Africa u sameysan lahaayen Ciidamo gurmad ah, iyadoo intii uu shirku socday la isla soo qaaday ka bixitaanka Ciidamadda AMISOM ee Soomaaliya jooga iyo dhismaha Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed.

Gen:Maxamed Adem ayaa shirka ka sheegay dawladda F. Soomaaliya in ay u diyaar garoobeyso sidii ay dalkeeda ammaankiisa ula wareegi lahayd, isla markaana looga maari lahaa Ciidamadda Shisheeye ee dalka jooga. Wuxua mahadcelin u jeediyey dalalkii Ciidamadooda u soo direy Soomaaliya.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip