Horjoogihii Dhinaca Tababarada Maleyshiyada Al-shabaab oo lagu dilay Gobolka Shabellaha Hoose

0
Friday June 03, 2016 - 10:18:12 in Wararka by
  • Visits: 970
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Horjoogihii Dhinaca Tababarada Maleyshiyada Al-shabaab oo lagu dilay Gobolka Shabellaha Hoose

    Sida SONNA ay u xaqiijiyeen sarakiil ka tirsan NISA waxaa duqeyn ka dhacday gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay sarkaal sare oo katirsan maleeshiyada Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida SONNA ay u xaqiijiyeen sarakiil ka tirsan NISA waxaa duqeyn ka dhacday gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay sarkaal sare oo katirsan maleeshiyada Al-shabaab.

Sarkaalka duqeynta lagu dilay waxaa lagu magacaabaa Macalin Aadan, wuxuuna ahaa madaxii tababarada ee Al-shabaab.

Saraakiisha NISA oo aan bixin faafaahino dheeri ah waxa ay sheegeen in duqeyntu ay ka dhacday deegaanka Warmaxan ee gobolka Shabeellaha Hoose islamarkaana la xaqiijiyay in uu ku dhintay Macalin Aadan oo ahaa madaxii tababarada ee Al-shabaab.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa Gobolka Shabellaha Hoose iyo Jubbada Hoose waxaa lagu dilay Saraakiil ka tirsan Al-shabaab oo ay ka mid yihiin Dulyadeyn iyo Daa’uud.

Lasoco wixii faah faahin ah.


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip