Kenya oo war ka soo saartay Dilkii Horjooge Dulyadeyn

0
Friday June 03, 2016 - 10:18:12 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 878
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya oo war ka soo saartay Dilkii Horjooge Dulyadeyn

    Dowladda Kenya ayaa markii ugu horeysay waxa ay ka hadashay dilka Horjooge Dulyadeyn oo ahaa hogaamiyihii abaabulay weerarkii Jaamacadda Gaarisa ee Waqooyi Bari dalka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Kenya ayaa markii ugu horeysay waxa ay ka hadashay dilka Horjooge Dulyadeyn oo ahaa hogaamiyihii abaabulay weerarkii Jaamacadda Gaarisa ee Waqooyi Bari dalka Kenya.

Dowlada Kenya ayaa waxa ay hore usheegtay in Dulyadeyn uu ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday Jaamacadda Gaarisa oo ay ku dhinteen ardey gaareyso 60 ruux, iyadoo xilligaasi wixii ka dambeeyay Kenya ay sheegtay in Madixiisa ay lacag dul dhigtay.


Sarkaal ka tirsan ciidanka Kenya ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan dilka horjooge Dulyadeyn taasoo Kenya ay walaac badan ka qabtay noloshiisa.


Horjogahaani ayaa Al-shabaab waxa uu uqaaabilsanaa weerarda ka dhaca gudaha dalka Kenya iyadoo dhowr jeer oo hore weeraro ka dhacay Kenya Mas’uuliyadeeda ay sheegatay Al-shabaab, waxaana dowladda Kenya ay ku eedeysay in uu Madax ka ahaa Dulyadeyn.



Dulyadeyn ayaa dhowaan waxaa meydkiisa lagu soo banhigay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hooe, waxaana soo badnhigay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubbaland kuwaas oo sheegay in ay ku dileen Deegaan 30-KM ujira magaalada Kismaayo.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip