Shacabka Muqdisho oo Maanta Soo dhaweeynayo Erdogan

0
Friday June 03, 2016 - 09:04:30 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1046
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacabka Muqdisho oo Maanta Soo dhaweeynayo Erdogan

    Dad weyne aad u fara badan oo ka kala yimid 17 degmo ee Gobolka Banaadir ayaa soo buux dhaafshay wada maka Al-mukarama iyagoona qeyb qadanaya soo dhaweenta Madaxweynaha Dalka Turkiya Rajab Dayyib Erdogan oo sacadaha soo aadan kasoo dagi doona Garoonk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dad weyne aad u fara badan oo ka kala yimid 17 degmo ee Gobolka Banaadir ayaa soo buux dhaafshay wada maka Al-mukarama iyagoona qeyb qadanaya soo dhaweenta Madaxweynaha Dalka Turkiya Rajab Dayyib Erdogan oo sacadaha soo aadan kasoo dagi doona Garoonka diyaaradaha muqdisho.

Amaanka Magaalada muqdisho ayaa si Said ah loo adkeeyay waxaana wadooyinka magaalada muqdisho lagu arkayaa ciidamo Boolis ah oo sugaya Amniga si looga hortago falal argagixiso oo ka dhaca magaalada Muqdisho.

Dadka ayaa wadta calamada Soomaaliya iyo Turkiya iyagoona hal ku dhig ka dhigtay ‘’ Erdogan waa geesi usoo gurmaday shacabka soomaaliyeed ee abaarta sameeysay’’’

Dowlada Turkiya ayaa ka mid ah dowladaha sida gaarka ah u caawiya soomaaliya Turkiya ayaa mashaariic kala duwan ka hirgaliyay Caasimada Muqdisho.

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip