Deg Deg Qarax goor dhaw ka dhacay Nawaaxiga Hotel Ambassador

0
Wednesday June 01, 2016 - 17:51:21 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 855
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg Qarax goor dhaw ka dhacay Nawaaxiga Hotel Ambassador

    Qarax ayaa Goor dhaw lagu Weeraray Hotelka Ambassador oo u dhaw Isgoyska KM-4 Ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax ayaa Goor dhaw lagu Weeraray Hotelka Ambassador oo u dhaw Isgoyska KM-4 Ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ka dib ayaa waxaa Xigay Rasaas xoogan,iyadoo la sheegay Rasaasta in ay gudaha Hotelka ka dhaceyso.

Lama oga qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qaraxaasi balse wixii warar kusoo kordhaca dib ayaan idinla soo socod sii doonaa insha allah


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip