Gen:Bashiir Dalka Austria ''Waxaan ugu qeyb galayaa Shir looga Hadlayo Nolosha Maxaabiista iyo ka hortaga dambiyada

0
Wednesday June 01, 2016 - 17:51:21 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1105
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gen:Bashiir Dalka Austria ''Waxaan ugu qeyb galayaa Shir looga Hadlayo Nolosha Maxaabiista iyo ka hortaga dambiyada

    Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac Bashiir Goobe ayaa Xarunta Qaramada Midoobay ee Vienna Austria Shir looga hadlayo ka hortaga dambiyada iyo horumarinta Nolosha Maxaabiista ku jirta Xabsiyada kala duwan shirka aya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliya S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac Bashiir Goobe ayaa Xarunta Qaramada Midoobay ee Vienna Austria Shir looga hadlayo ka hortaga dambiyada iyo horumarinta Nolosha Maxaabiista ku jirta Xabsiyada kala duwan shirka ayaa socon doona Mudo sadax Maalin ah


Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa shirka Ka jeedin doona qudbad dheer oo uu ugu hadli doona Xalaada guud ee Maxaabiista ku jirta Gudaha Xabsiga dhaxe ee Xamar

 

Sareeye Gaas Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Ciidamada Qalabka sida  ayaa sheegay in dalka Austria ee Xarunta Qaramada Midoobay  uu uga geyb galayo shir looga hadlayay arrimaha ka hortaga dambiyada iyo  horumarinta Nolosha  Maxaabiista ku jirta Xabsiyada , waxaana uu intaa ku daray in shirka ay ku soo gabo gabowday guulo wax ku ool ah

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip