Daawo kismaayo oo lagu soo Bandhigay Al-shabaab lagu dilay Howlgal

0
Wednesday June 01, 2016 - 14:07:36 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 2218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo kismaayo oo lagu soo Bandhigay Al-shabaab lagu dilay Howlgal

    Howlgalka ay ciidamada sida gaarka u tababaran ee kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliya oo ka shanaya kuwa Maamulka Jubba land ay ka sameyeen degaano hoos yimada Magalada kismayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgalka ay ciidamada sida gaarka u tababaran ee kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliya oo ka shanaya kuwa Maamulka Jubba land ay ka sameyeen degaano hoos yimada Magalada kismayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose.

 Ciidamada ayaa xalay duqeen Xoogan ka geestay Saldhig ee Al-shabaab tababarka ku siinyeen dhalin yaro yar halkaasine lagu dilay 15 horjooge oo k tirsan kooxda dhiig miiratada Al-shabaab
Saraakiil ka tirsan Maamuulka Jubba land ayaa shacabka ku dhqan kismaayo ugu soo bandhigay goob fagaaraha maydadka maleyshiyaad ka tirsan Kooxda Al-shabaab iyagoona sheegay Ragaan ay dhibaato badan ku hayeen shacabka ku dhqan kismaayo

o

1234567891112-11314



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip