Nisa '''Waxaan Dilnay Horjooge lagu magacaabo Daauud'''

0
Wednesday June 01, 2016 - 14:07:36 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 856
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nisa '''Waxaan Dilnay Horjooge lagu magacaabo Daauud'''

    Howlgal ay ciidamada sida Gaarka ah u tababaran Nisa ay ka sameeyeen Degaano hoos yimaada Gobolka Shabellaha Hoose waxaa lagu dilay madaxii qaybaha Jabhadaha iyo Amniyaadka ee Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Howlgal ay ciidamada sida Gaarka ah u tababaran Nisa ay ka sameeyeen Degaano hoos yimaada Gobolka Shabellaha Hoose waxaa lagu dilay madaxii qaybaha Jabhadaha iyo Amniyaadka ee Al-shabaab.

Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in ay dishay madaxii qaybaha Jabhadaha iyo Amniyaadka ee Al-shabaab, kaasi oo markii hore la baxay Suheyb balse magaciisa dhabta ah uu yahay Daauud,

Horjoogahani ayaa ciidamada Nisa waxa ay ku dileen Degaanka Kuunyo Barow ee Hoos yimaada Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose Waxaana Howlgalka Gacan ka siiyay ciidamo ka tirsan Mareykan.

NISA waxa ay sheegtay in howlgalkaan oo ahaa mid gaar ah oo lagu bartilmaameysan horjogahani la dilay Daauud, wuxuuna madax ka ahaa qaybaha Jabhadaha iyo Amniyaadka ee Al-shabaab.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip