Degamada Buulo Burde oo ka bilaabday Howlgal lagu dabar goynayo Kooxda Al-shabaab

0
Sunday May 29, 2016 - 08:59:43 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 819
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degamada Buulo Burde oo ka bilaabday Howlgal lagu dabar goynayo Kooxda Al-shabaab

    Cabdicasiis Duuroow Gudoomiyaha Degamada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan.ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgalo ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka sameeyeen Degaano hoos yimaada Buulo Burde .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdicasiis Duuroow Gudoomiyaha Degamada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan.ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgalo ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka sameeyeen Degaano hoos yimaada Buulo Burde .

Gudoomiye Cabdicasiis Duuroow ayaa sheegay in howlgalka uu ahaa mid lagu baacsanayo kooxda Nabad diidka Al-shabaab waxa uuna sheegay in howlgalka lagu soo qabtey dad looga shakisan yahay in ay ka mid yihiin Al-shabaab .


 

Cabdicasiis Duuroow ayaa sheegay in maamulka degmada iyo shacabka ay bilaabeen howlgal looga sifeynayo deeganada ay ku dhuumaleysanayaan kooxda al-shabaab isagoona sheegay howlgalka gacan ka qadanayaan dadka shacabka oo fahmey dhagarta iyo hagar daama al-shabaab

 

 



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip