Boolis Gaar ah oo Maalintii labaad sugaya Amaanka Ardayda galaysa Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare dalka

0
Sunday May 29, 2016 - 08:59:43 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 980
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boolis Gaar ah oo Maalintii labaad sugaya Amaanka Ardayda galaysa Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare dalka

    Ciidamada ka Tirsan Booliska Soomaaliya ayaa Sugaya Goobaha lagu qaadayo Imtixaanaadka shaahadiga oo sanadkii labaad ay qaadeyso Wasaarada Waxbarshada xukumada fadareelka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada ka Tirsan Booliska Soomaaliya ayaa Sugaya Goobaha lagu qaadayo Imtixaanaadka shaahadiga oo sanadkii labaad ay qaadeyso Wasaarada Waxbarshada xukumada fadareelka Soomaaliya.

Kumanaan Ardey ayaa maalintii labaad u fadhiya imtixaanka shaahadiga waxaan ardeyda galeyso imtaxaanka wajiyadooda laga dareemayaa farxad


Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliyeed sareeye guuto Mukhtaar Xuseen Afrax oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa booqday Goobaha ay ka socdaan imtixaanadka shahaadiga isagoona halkaasi kula kulmay ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya waxa uuna kula dardaarmay in ay si wngsn u sugaan amaanka goobaha ay ka dhacayaan Imtixaanadka



‘’’Wasaarada waxbarashada waxaan kala shaqeyneynaa qaadista imtixaanadka shahaadiga ee dugsiyada sare anagoo kala shaqeyneyno sugida Amaanka Goobaha ay ka socdaan imtixanaadka waxaan ciidamada booliska ay sugaya amaanka Goobaha ka dhacayaan imtixaanadka kula dar daarmaa in ay si wanaagsan u gudtaan waajibaadkooda shaqo’’’’


Wasaarada waxbarashada ayaa sanadkii labaad qaadeysa imtixaanka shaahadiga ee dugsiyada sare dalka waaa mudo 25 sano ka dib waxaana Amaanka Goobaha ay ka dhacayaan Imtaxaanadka Amaankooda sugaya Ciidamo ka tirsan Booliska Soomaaliya.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip