OGEYSIIS

0
Wednesday May 18, 2016 - 19:28:53 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 3689
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    OGEYSIIS

    Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Waxa uu Ogeysiinayaa In Uu Qaadanayo Ardada Dhameysatay Waxbarashada Heerka Jaamacadeed Ee Ku Sugan Dalka Gudahiisa Iyo Dibadiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Waxa uu Ogeysiinayaa In Uu Qaadanayo Ardada Dhameysatay Waxbarashada Heerka Jaamacadeed Ee Ku Sugan Dalka Gudahiisa Iyo Dibadiisa.

Ku Waa Oo Loo Diridoono Koorso Tababar Leyli Sarkaal Oo Dalka Dibadiisa Ah Hadaba Ardayda Dhameysatay Waxbarashada Heerka Jaamcadeed Ee Dooneysa Iney Ka Faaiideystaan Koorsadan Tababarka Ahi Waxa Ay Isdiiwaan Galintu Ka Socotaa Oo Ay Iska Diiwaan Galinkaraan Ardada Ku Sugan Dalka Dibadiisa Gaar Ahaan Dalalka Yugandha iyo Kenya Safaaradaha Soomalida Ay Ku Leedahay Dalalkaasi.

Halka Kuwa Ku Sugan Dalka Gudahiisana Waxey Iyaguna Iska Diiwaan Galin Karaan Oo Ay Ka Socotaa Is Diiwaangalinta Xafiiska Hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Hadaba Is Diiwaan galintu Waxa Ay Bilaabaneysaa Taariikhdu Markii Ay Tahay 18/05/2016 Ilaa iyo 31/05/2016 Ardada Dooneysa Iney Ka Faaiideystaa Koorsadaasi Waxaa La Ogeysiinayaa Hadii Uu Waqtigaasi Dhaafo Soo Gudbinta Codsigaasi Inaan La Gaga qaban doonin Codsiyadooda.

Fiira Gaar Ah :- Fadlan Ka Faaiideyso Fursadan Qiimaha Badan Oo Uu Soo Bandhigay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Taa Oo Fursad U Ah Dhalinyarada Soomaaliyeed Ee Shaqa La aanta ay ku Heysato Dalka Gudahiisa Iyo Dibadiisa Gaar ahaan ardada dhameysatay waxbarashada heerka jaamacadeed.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip