Reysal wasaare Ku xigeynka oo tacsi u direy eheladii uu ka baxay Danjire Xasharo

0
Wednesday May 18, 2016 - 15:21:21 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 855
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Reysal wasaare Ku xigeynka oo tacsi u direy eheladii uu ka baxay Danjire Xasharo

    Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib Reysal wasaare Ku xigeynka xukumada fadareelka soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Danjire Axmed Cabdi Xaashi Xasharo, isla markaana ahaa la Taliyaha Madaxweynaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib Reysal wasaare Ku xigeynka xukumada fadareelka soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Danjire Axmed Cabdi Xaashi Xasharo, isla markaana ahaa la Taliyaha Madaxweynaha ee xiriirka dibedda.


Reysal wasaare ku xigeynka ayaa sheegay in Danjiruhu uu u lahaa aqoon dheeri ah isla markaana uu ahaa shaqsi ku weyn isaga iyo garanaysa oo dhan,wuxuuna ku tilmaamay inuu ahaa hawl kar waddaniyad badani ay ku duugan tahay.


waxa uuna alle ugu baryaya marxuumka inuu janadii Fardowso ka waraabiyo, isagoo dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo eheladii uu ka baxayna Rabbi ugu baryay inuu samir iyo Iimaan ka siiyo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip