Taliye Xaamuud '''Anaga ayaa jeebkeyna ka bixino dhaqaalaha ku baxayo tababarada aqoon kororsiga ah ee loo qabto ciidanka booliska+sawiro

0
Tuesday May 03, 2016 - 06:49:32 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 750
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye Xaamuud '''Anaga ayaa jeebkeyna ka bixino dhaqaalaha ku baxayo tababarada aqoon kororsiga ah ee loo qabto ciidanka booliska+sawiro

    Taliyaha ciidanka boliska soomaliya sareeye gaas maxamad shiiq Xasan xaamud ayaa maanta tababar aqoon korosi ah u furay afartan Saraakiil ah oo ka tirsan ciidanka boliska kaa oo qeeb ka ah mehrada Saraakiisha ciidanka boliska waana aqkoorsadii sadaxa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidanka boliska soomaliya sareeye gaas maxamad shiiq Xasan xaamud ayaa maanta tababar aqoon korosi ah u furay afartan Saraakiil ah oo ka tirsan ciidanka boliska kaa oo qeeb ka ah mehrada Saraakiisha ciidanka boliska waana aqkoorsadii sadaxaad ee la siiyo saraakiil ka tirsan ciidanka boliska si kor loogu qaado garad kooda aqooneed.

Qaar kamid ah saraakiisha maanta uu u furey siminaarka Aqoon kororsiga Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya oo la hadalay war baahinta qaranka iyaga oo sheegay in ay ku farax san yihiin tababarkan wax yaa bihii ay barteena ay uga shaqeen doonaan bulshada

Sareeye Gaas Maxamad shiiq xasan xaamud taliyaha ciidanka boliska soomaliya ayaa ku la dardaarmay saraakiisha ciidanka boliska in ay cadaalada iyo sharciga ay ku shaqeeyaan waxa uuna xusay taliyaha in dhaqaalaha ku baxayo uu san aheen mid heey ad ugu deeqday balsa uu yahay mid iyaga jeebkooda ay ka bixinayaan

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa mudooyinkii dambe wadey qorshe kor loogu qaadayo aqoonta iyo tabarada ciidanka Booliska Soomaaliya




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip