Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka iyo Abaan duulaha oo ka qeyb qadanayo Howlgalka ka socda Gobolka Shabeellaha dhaxe

0
Monday May 02, 2016 - 14:29:40 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1460
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka iyo Abaan duulaha oo ka qeyb qadanayo Howlgalka ka socda Gobolka Shabeellaha dhaxe

    Gobalka Shabeelaha dhexe ayaa waxaa ka socda howlgalo ballaaran oo la doonayo in maleeshiyaadka Al-Shabaab looga saaro guud ahaan deegaanada ay ka joogaan Gobalkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gobalka Shabeelaha dhexe ayaa waxaa ka socda howlgalo ballaaran oo la doonayo in maleeshiyaadka Al-Shabaab looga saaro guud ahaan deegaanada ay ka joogaan Gobalkaasi.

Howlgalkaan ayaa waxaa hogaaminaya Taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya sareeyo gaas, Maxamed Adan Axmed, sida Wakaalada Waraka qaranka Soomaaliya ee SONNA u xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda gaashaandhiga.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa amar  ku bixiyay in Al-Shabaab si deg deg ah looga saaro guud ahaan Gobalkaasi Shabeellaha Dhexe.

Kooxda Al-Shabaab ayaa haatan waxay ku sugan yihiin deegaano yar oo fara ku tiris ah, waxaana jira deegaano badan oo horay ciidanka xooga dalka Soamaliyeed ay kaga sifeeyeen kooxdaan.

c1c1-1c3c4c5c7c8





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip