Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo loo qeybiyey qorshaha xukuumada ee doorashada sanadkaan.

0
Saturday April 30, 2016 - 13:19:51 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 862
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya oo loo qeybiyey qorshaha xukuumada ee doorashada sanadkaan.

    Kulanka golaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa hada si toos ah uga furmay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, iyadoo kulanka ay goob joog ka yihiin gudoonka baarlamaanka, ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, iyo xubnaha golaha shacabka Soomaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulanka golaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa hada si toos ah uga furmay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, iyadoo kulanka ay goob joog ka yihiin gudoonka baarlamaanka, ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, iyo xubnaha golaha shacabka Soomaaliyeed.

Ra;iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Soomaaliya oo baarlamaanka hor geeyey qorshaha xukuumada ee doorashada sanadkaan, ayaa sharaxaya qorshahahaasi oo uu ra’iisul wasaarahu ku muujinayo muhiimada heshiiskii dhawaan Muqdisho ay ku gaaren dowlad goboleedyada dalka, iyo dowlada Soomaaliya.

Xubanaha golaha shacabka oo loo qeybiyey qorshaha xukuumada ayaa dhageysanaya qorshaha xukuumada, iyadoo la filayo in ay ku biiriyaan talooyin muhiim ah oo ifinaya qaabka ay noqoneyso doorashada Soomaaliya.

La soco wixii soo kordha.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip