Al-shabaab oo laga saarey 5 degaan oo hoos yimaada Gobolka Shabellaha dhaxe Xili jabka UGUS uu sii socdo

0
Saturday April 30, 2016 - 12:35:51 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 840
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab oo laga saarey 5 degaan oo hoos yimaada Gobolka Shabellaha dhaxe Xili jabka UGUS uu sii socdo

    Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa midowga afrika ee Amisom ayaa la wareegay deegaano iyo tuulooyin ka tirsan gobolka Sh/Dhexe, halkaas oo ay mudo 8 sano ah ugu sugnaayeen maleeshiyaadka naf la caariga ah ee Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa midowga afrika ee Amisom ayaa la wareegay deegaano iyo tuulooyin ka tirsan gobolka Sh/Dhexe, halkaas oo ay mudo 8 sano ah ugu sugnaayeen maleeshiyaadka naf la caariga ah ee Al-shabaab.

Ciidmada xooga dalka Soomaaliya ayaa la wareegey degaano hoos yimaada Gobolka shabellaha dhaxe Sida uu Idaacada ciidamada qalabk sida u xaqiijiyey Taliyaha qeybta 12 April S/Guuto Maxamed Maxamuud Saney waxa uuna sheegey in deeganada ay la wareegeen ciidamada Xooga dalka halkaasi qasaaro lagu gaarsiiyay kooxda UGUS

Deganada ay ciidamada la wareegay waxaa ka mid ah Ruunirgood, Nuurdugle, Masaajid Caligaduud, iyo tuulooyin kale oo ka tirsan gobolka Sh/Dhexe.

Dadka deegaanka ayaa soo dhaweeyey in halkaasi lagala wareego AL-shabaab oo dhibaatooyin kala duwam ku haya shacabka, waxaana hada xaaladu ay tahay mid dagan sida saraakiishu ay inoo xaqiijiyeen.

Maleyshiyada al-shabaab ayaa dareemaya jab xooga oo kaga imanaya ciidamada Huwanta ah ee sooma jeesta yaasha




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip