Ciidamada Amaanka oo ka hor tagey wareer loola damacsanaa Hotel Hoyaal oo ku yaala degmada hodon

0
Friday April 29, 2016 - 18:39:33 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 905
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Amaanka oo ka hor tagey wareer loola damacsanaa Hotel Hoyaal oo ku yaala degmada hodon

    Ciidamada Amaanka ee dowlada fadareelka soomaaliya ayaa ku guuleestey in ay gacanta kusoo dhigaan Gaari qarax laga soo buuxiyay iyo laba qorey Ak47 ragii wadtey wax xahaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Amaanka ee dowlada fadareelka soomaaliya ayaa ku guuleestey in ay gacanta kusoo dhigaan Gaari qarax laga soo buuxiyay iyo laba qorey Ak47 ragii wadtey wax xahaasi.

Gaari oo ahaa Gaari spacio ayaa waxa loola damcasanaa hotel Horyal oo ku yaala degmada Hodon ee Gobolka Banaadir balse waxaa arintaasi gumaad ka ah waxaa ka hor tagay ciidamada Geesi yaasha qaranka iyagoona gacanta kusoo dhigey.

Afahyeenka Wasaarada Amniga Gudaha C/Kaamil macalin shugri ayaa sheegey in gaarigaan saarnaa qaraxyada iyo laba qorey Ak47 loola damacsanayaan hotelka horyal waxa uuna sheegey in marka hore ay rabeen in irida hore hotelka ay ku dhuftaan gaariga ka dib ne ay ragaan gudaha hotelka galaan

C/kaamil Macalin shugri ayaa waxa uu sidoo kale sheegey in ciidamada xooga dalka iyo kuwa Amison ay la wareegeen degaanka galcad ee gobolka galgaduud

Afahyeenka Wasaada Amniga qaran ayaa shacabka soomaaliyed ugu baaqey in ay la shaqeyaan ciidamada amaanka sida kooxda hada sii baaba eyso meesha looga saaro




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip