Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Midowga Africa oo la wareege Deegaano hoos yimaada Degmada Xudur

0
Wednesday April 27, 2016 - 15:20:08 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 828
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Xooga Dalka iyo kuwa Midowga Africa oo la wareege Deegaano hoos yimaada Degmada Xudur

    Ciidamada amniga ee dowlad goboleedka Koonfur galebed ee Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ay ka fuliyeen tuulooyin hoostaga degmada Xudur waxa ay kula wareegeen deegaanno dhowr ah oo ay Shabaabku ku dhuumaaleysanayeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada amniga ee dowlad goboleedka Koonfur galebed ee Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ay ka fuliyeen tuulooyin hoostaga degmada Xudur waxa ay kula wareegeen deegaanno dhowr ah oo ay Shabaabku ku dhuumaaleysanayeen.

Maxamed Macalin Guddoomiyaha degmada Xudur  oo la hadlay idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in ciidamada ay la wareegeen tuulooyin hor leh oo hoos yimaada degmada, isagoo intaa ku daray in maleeshiyaadkii Shabaab way isaga carareen ka hor inta aysan ciidamadu gaarin tuulooyinka ay saaka la wareegeen.

Sidoo kale Guddoomiyaha degmada Xudur ayaa sheegay inay sii wadayaan howlgallada lagu baacsanayo haraadiga Al-Shabaab, si guud ahaan gobolka looga cirib tiro.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip