Shuute Waxaan Baareynaa Eedeysanyaal loo heesto qaraxii Dallo

0
Tuesday April 26, 2016 - 06:53:14 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1330
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shuute Waxaan Baareynaa Eedeysanyaal loo heesto qaraxii Dallo

    Gudoomiyaha Maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida Gaashaale dhaxe Xasan Ali nuur shuute oo marti ku ahaa barnaamijka Xulashada wareysiyada ee habeen walba ka baxa idacaada ciidamada qalabka sida ayaa sheegey in maxkamada ciidamada qala

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida Gaashaale dhaxe Xasan Ali nuur shuute oo marti ku ahaa barnaamijka Xulashada wareysiyada ee habeen walba ka baxa idacaada ciidamada qalabka sida ayaa sheegey in maxkamada ciidamada qalabka sida ay u fadhiso eedeysanayaal ku eedeysan qaraxii ka dhax dhacay diyaarada daalo.

Shuute ayaa waxa uu tilmaamey in maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida lasoo taagey 47 eedeysanayaal balse lasii daayay inta badan dadkaasi marka laga reebo 14 qof oo hada lasoo taagey maxkamada ciidamada qalabka sida

Sidoo kale Gudoomiyaha Maxkamada darajada koobaad ciidamada qalabka sida Xasan Ali Nuur Shuute waxa uu ka Hadley sadaxdii sano ee lasoo dhaafey eedeysanyaal ku eedeysanaal in ay ka dambeyeen dilal loo geestey wariyaal ka howlgala soomaaliya tirade guud ee eedeysanyaasha ayuu ku sheegey 17 ruux oo siyaabo kala duwan ugu dambeeyay dilalka wariyaal soomaaliyeed

Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada darajada koobaad ayaa ugu dambeytii baaq u direy dadka ku howlan falalka guracan geestana marka qaar dilalka isagoona ugu digey dadkaasi in ay iska dhafaan




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip