Ciidamada Nisa oo Gacanta ku dhigey Gaari laga soo buuxiyay walxaha qaraxa iyo dadkii wadtey

0
Monday April 18, 2016 - 08:41:45 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 955
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Nisa oo Gacanta ku dhigey Gaari laga soo buuxiyay walxaha qaraxa iyo dadkii wadtey

    -Ciidamada Nabad-sugida Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa iyo hub saarnaa gaarigaasi, kadib howlgalo ciidamadu ay ka sameeyeen degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

-Ciidamada Nabad-sugida Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa iyo hub saarnaa gaarigaasi, kadib howlgalo ciidamadu ay ka sameeyeen degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane, ayaa sheegay in ciidamada NISA ay gacanta ku dhigeen gaari ay saarnaayeen walxaha qarxa, iyo sidoo kale hub, waxaana lagu qabtay gaarigaasi waaxda koowaad ee Ciise Cabdi ee degmada Dayniile.

"Ciidamada geesiyaasha qaranka Soomaliyeed ee NISA ayaa xalay 2:20 qabtay gaari Kaarib ah, oo laga soo buuxiyey walxaha qarxa iyo 2-qoryaha Ak47 ah, waxaana lagu qabtay degmada Deyniile waaxda koobaad ee Ciise Cabdi, waxaa tagay goobta gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho”ayuu yiri afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Xalane.

Ciidamada Ammaanka Gobolka Banaadir ayaa maalmahaan waday Howlgalo lagu Xaqiijinayo Ammaanka Caasimadda Soomaaliya.

 

13010652_909951262450998_7802770011691423246_n13015162_909951349117656_650898217107919710_n13043571_909951292450995_497398049143824966_n13051484_909951389117652_7484859714776772377_n





 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip