Ibraahim Cumar Mahad 'alle oo isku soo taagey ka mid noqoshada Xubnaha Baarlamaanka sanadka2016.

0
Monday April 18, 2016 - 08:41:45 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 2355
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ibraahim Cumar Mahad 'alle oo isku soo taagey ka mid noqoshada Xubnaha Baarlamaanka sanadka2016.

    Ka Dib kulan ay Maanta Magaalada Muqdisho Ku Yeeshee n Odayaasha waxgaradka' Siyaasiyiinta 'Aqoonyanada 'Culimada Beelweeynta abakar Ee Mursada ayaa Waxaa Lagu Taageerayay Mudsane ibraahim cumar mahadale oo ah Musharax Utaagan ka Mid N

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ka Dib kulan ay Maanta Magaalada Muqdisho Ku Yeeshee n Odayaasha waxgaradka' Siyaasiyiinta 'Aqoonyanada 'Culimada Beelweeynta abakar Ee Mursada ayaa Waxaa Lagu Taageerayay Mudsane ibraahim cumar mahadale oo ah Musharax Utaagan ka Mid Noqoshada Xubnaha Barlamaanka Ee Sanadka 2016ka Ee badalaya baarlamaanka Hada Jira.

Kulan oo ahaa Mid Isugu Jira Isbarasha iyo Qado ayaa waxaa Soo qabaqaabiyay Mudane Ibraahim Cumar Mahad ‘alle aydoo ay Ka Soo Qabgaleen masuulyiin Ka Tirsan dawlada uu ka Mid ah Yahay Gudoomiye Ku xigeenka arimaha Bulshada Degmada Warta nabadda . Mudane ibraahim Cumar oo ka hadlay Kulan ayaa Sheegay Inuu Diyaar Uyahay inuu Ku matala Beesha abakar Ee Mursade Kursiga ay Ku Leeyihiin Barlamaanka Soomaaliyeed Isagoo Tilmaamay in uu La Imaandoono Isabadalo horle oo uhorseedaya dalka iyo dadkaba Horumar hadii uu Ku guulaysto Qabashada Xilkaasi . Dhamaan Qaybahii kala Duwanaa Eek a Qaybgalay Kulanka ayaa Si Diiran Usoo Dhaweeyay Musharaxa Xildhibaan iyagoo Urajayey inuu Ku guulaysto masuuliyadaasi ka Soo Dhalaalidoono Balanqaadyadii uu samayay . Barlamaanka Soomaaliya Ee hadda Jira ayaa waqtigiisa Gabagaba yahay aydoo dawlada Soomaaliya ay Qorshaynayso habkii ay Odayaasha Beelaha Soomaaliyeed Usoo Xili lahaayeen Barlaman Cusub kaa oo badali doona Kan Hadda Jira .

 IMG_1379.IMG_1378IMG_1372IMG_1346IMG_1346



 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip