Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Oo Furay Tartan Qur'aan Arkhris ah"Sawirro"

0
Sunday April 17, 2016 - 13:20:33 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1242
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Oo Furay Tartan Qur'aan Arkhris ah"Sawirro"

    Tartan quraan aqris ah oo ay soo qaban qaabisay Jimciyadda Al-Ishraaq waxaa ka qeyb galay araday soomaaliyeed oo ka kala socday 18-ka Gobol iyagoo ku tartami doona 114-ka Qur'aanka Kariimka ayaa maanta si rasim ah uga furmay masaajidka Isbaheysi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tartan quraan aqris ah oo ay soo qaban qaabisay Jimciyadda Al-Ishraaq waxaa ka qeyb galay araday soomaaliyeed oo ka kala socday 18-ka Gobol iyagoo ku tartami doona 114-ka Qur'aanka Kariimka ayaa maanta si rasim ah uga furmay masaajidka Isbaheysiga islaamka ee magaalada muqdisho.

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa Furay Tartanka isagoo sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in Gobalka Banaadir uu Martigaliyo tartankan.

Sidoo kale waxaa ka qeyb galay qaar kamida Xildhibaanada Baarlamanka soomaaliya iyo Marti sharaf kale.IMG_0958IMG_0959IMG_0960IMG_0962IMG_0963IMG_0964IMG_0965IMG_0966IMG_0967IMG_0968IMG_0969IMG_0970IMG_0971IMG_0972IMG_0973IMG_0974IMG_0975IMG_0976IMG_0977IMG_0978IMG_0979IMG_0980IMG_0981IMG_0982IMG_0983IMG_0984IMG_0985IMG_0986IMG_0987IMG_0988IMG_0989IMG_0990IMG_0991IMG_0992IMG_0993IMG_0994IMG_0995IMG_0997IMG_0998IMG_0999IMG_1000IMG_1001IMG_1002IMG_1003IMG_1004IMG_1005IMG_1006IMG_1007IMG_1008IMG_1009IMG_1010IMG_1011IMG_1012IMG_1013IMG_1014IMG_1015IMG_1016IMG_1017IMG_1018IMG_1019IMG_1020IMG_1021IMG_1022IMG_1023IMG_1024IMG_1027IMG_1028IMG_1029IMG_1030IMG_1031IMG_1032IMG_1033IMG_1034IMG_1035IMG_1036IMG_1037IMG_1038IMG_1039IMG_1040IMG_1041IMG_1042IMG_1043IMG_1044IMG_1045IMG_1046IMG_1047IMG_1048IMG_1049IMG_1050IMG_1051IMG_1052IMG_1053IMG_1054IMG_1055IMG_1056IMG_1057IMG_1058IMG_1059IMG_1060IMG_1061IMG_1062IMG_1063IMG_1064IMG_1065IMG_1066IMG_1067IMG_1068IMG_1069IMG_1070IMG_1071IMG_1072IMG_1073IMG_1074IMG_1075IMG_1077IMG_1079IMG_1080IMG_1081IMG_1082IMG_1083IMG_1085IMG_1086IMG_1087IMG_1088IMG_1089


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip