Degmada Xudur oo laga sameyeen howlgal lagu soo qabtey al-shabaab

0
Wednesday April 06, 2016 - 14:43:56 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 906
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Degmada Xudur oo laga sameyeen howlgal lagu soo qabtey al-shabaab

    Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayo shacabka ku dhaqan degmada Xudur ee gobolka bakool ayaa howlgal lagu baacsanayo maleyshiyada kooxda al-shabaab ka wada degaano hoos yimaada degmadaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayo shacabka ku dhaqan degmada Xudur ee gobolka bakool ayaa howlgal lagu baacsanayo maleyshiyada kooxda al-shabaab ka wada degaano hoos yimaada degmadaasi.

Gudoomiye Ku xigeynka  dhinaca Amniga iyo siyaasada Maamulka degmada Xudur  Aadan Abdi Maxamed Awaarey oo la Hadley idaacada ciidamada qalabka sida ayaa waxa uu sheegey maalmihii dambe howlgalo ay kawadeen degaano hoos yimaada degmada xudur ay ku dileen dhagar qabayaal ka tirsan koox al-shabaab.

‘’Maal mahaan waxa sii socda howlgalkii lagu xaqiijinayay amniga degmada xudur ee gobolka bakoolk  dhawaane aan rajeyneyno  Howlgalka wajigiisa ugu dambeeyay  in uu bilaabmidoono  ciidamadane meelihii hore ay ku sugnayeen ay wali ku sugan yihiin ‘’

Aadan Abdi maxamed  awaarey ayaa sidoo kale  waxa uu ka Hadley howlgalo ka socdey inta u dhaxeyso degmooyinka xudur iyo baydhabo eek ala tirsan gobolada baay iyo bakool waxa uuna sheegey in howlgalkaasi ay gacan ka siiyeen ciidamada xoooga dalka  halkaasi lagu diley maleyshiyo ka tirsan kooxda al-shabaab

Gudoomiye ku xigeynka dhinaca amniga iyo siyaada degmada Xudur  ayaa sheegey in dhawaan ay gacanta kusoo dhigeen hub iyo walxaha qaraxa iyo maleyshiyaad watey isagoona sheegey hubkaasi iyo qaraxyada lagu dhibaateen rabey shacabka ku dhaqan Xudur

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip