Afayeen C/kaamil '''Degmada Aadna Yabaal Waalaga Saarey Maleyshiyada Kooxda al-shabaab''Dhageyso

0
Wednesday April 06, 2016 - 10:05:15 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afayeen C/kaamil '''Degmada Aadna Yabaal Waalaga Saarey Maleyshiyada Kooxda al-shabaab''Dhageyso

    Ciidamada xooga dalka iyo kuwa midowga Africa ee Amison ayaa la wareegey Degmada aadan yabaal ee gobolka shabellaha dhaxe ka dib mudo dheer ay ku sugnayeen kooxda al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada xooga dalka iyo kuwa midowga Africa ee Amison ayaa la wareegey Degmada aadan yabaal ee gobolka shabellaha dhaxe ka dib mudo dheer ay ku sugnayeen kooxda al-shabaab.

Afayeenka Wasaarada amniga qaranka C/kaamil Macalin Shugri oo la Hadley idaacada ciidamada qalabka sida ayaa waxaa uu ka Hadley la la wareegitaanka degmada aadan yabaal ee gobolka shabellaha dhaxe oo shaley ay ciidamada xooga dalka Soomaaliyed iyo kuwa midowga Africa ay la wareegeen degmada aadan yabaal

C/kaamil Macalin Shugri ayaa tilmaamey maleyshiyaadkii ku sugnaa degmada ay halkaasi ay iskaga carareen markii ay maqleen in ay kusoo food leeyihiin ciidamada qaranka.

Ciidamada xooga dalka soomaaliyed ayaa shaley gudaha u galey degmada aadan yabaal eee gobolka shabeellaha dhaxe markii ay ciidamada qaranka gaareen degmada waxa kusoo dhaweeyay dadka degaanka oo mudo dheer dhibaato ku qabay Kooxda al-shabaab




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip